DHUL MA AANAN WAYN, DHALAAN CAASUMADDOODII DUGSANAYSA AYAANAHAY

qofka aaminsan in aan Xamar la wadda lahayn, wuxuu aamin sanyahay in Xamar Cuusumad ahayn.


Xamar waa dhexdhexaad, Xamar waxaa ku yaala Safaaradaha Aduun waynaha intiisa kale Soomaaliya  u soo dirsaday, Xarumaha Hay'adaha Caalamigaa, Hay'adaha Qaranka Soomaaliyeed dhamaantood, sida Xaafiisyadda Dalka laga maamulo, Wazaaradaha, Hay'adaha madaxabanaan, Aqaladda Golayaasha Xeer-dhawrista, Xarumaha dhexe ee  Ganacsiyadda Waa wayn. Aduunku Xamar buuyaqaanaa, Xamar waa astaan, Nasiibbuuna u yeeshay yaan Nasiibkaas laga duuflaalin.

haddii aad tiraa Xamar gaar ayaan u leeyahay waana gobol iigaara in goboladda kale kula qaybsadaan inta aan soo sheegay sow kama dhalaynayso war kaagaas?. waxay tagaysaa in lugu la qaybsado wixii qaybsama, wixii aan qaybsaminna miilto iyo meerto laga dhigo, tusaale safaaraduhu way qaybsamaan wayna badan yihiin gobolba 5-safaradood ayaa la siinayaa, wazaaradahana sidoo kale gobolba in ayaa la dejinayaa ileen Xamar dhexdhexaad nimaddii loo diidye, ganacsiyadana ganacsade walba gobolkiisa ayuu ka dhiganayaa Xarun, Dekaddu durdur sii ahaan mayso.

Dadka dhahaya Xamar lama wadda lahan, siday iila muuqato waxbay saxa is leeyihiin waxaana siixumaanaya Xamar caasumad wax ay oga roontahay ama ay oga caana badan tahay malahan, halayska maalo. wax waa maqan yihiin waxa maqan si togan haloo baadi goobo.

su'aasha ah Dad aan gobol kale haysan ayaa Xamar degan, xagee u gobol ah? waa sax Xamar Dad ayaa degan aan goboladda kale waxba ku lahayn. jawaabtu waxay tahay biyo ka ma dhibcaankaa Dadkaas Xamar ama Benaadir Gobol uma noqonayso, 12milyan ayaa dhaqaale gelisay Xamar Caasumadna u tahay, Dadkaas waa in loo abuuro gobolo kale waxaa jira Tuulooyin ay degan yihiin oo Degmooyin noqon kara, waxay xuquuq ku heli karaan qaab aan ahayn Doodda caasumad caasumadda hadda ka taagan, dood aan ahayn ee hala asiibo wadda deeda.


iifiirso:waxaan ahay muwaadin Xamar u yaqaana una bartay Caasuamddiisa sidaasna waxaa ku yimid in aan doodaan ka hadlo.
Previous
Next Post »